Ishacyaah 16:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed reer Moo'aab waxay u ooyi doonaan dalka Moo'aab, oo mid kastaaba waa ooyi doonaa. Oo waxaad aad ugu barooran doontaan aasaaska Qiir Xaresed oo aad wax loogu dhuftay.

Ishacyaah 16

Ishacyaah 16:6-12