Ishacyaah 14:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Meel lagu laayo u diyaarsha carruurtiisa xumaantii aabbayaashood aawadeed, si ayan u sara kicin, oo ayan dhulka u hantiyin, oo ayan dunida korkeedana magaalooyin uga buuxin.

Ishacyaah 14

Ishacyaah 14:18-27