Ishacyaah 14:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo iyaga kuma darsami doontid, lagumana aasi doono, maxaa yeelay, dalkaagii waad baabbi'isay, dadkaagiina waad laysay. Farcanka xumaanfalayaasha weligood mar dambe lama magacaabi doono.

Ishacyaah 14

Ishacyaah 14:17-29