Ishacyaah 14:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaad qalbigaaga iska tidhi, Anigu waxaan kori doonaa samada, oo carshigaygana xiddigaha Ilaah waan ka sara marin doonaa, oo weliba waxaan ku fadhiisan doonaa buurta shirka ee darafka woqooyi ku taal.

Ishacyaah 14

Ishacyaah 14:6-22