Ishacyaah 14:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Xiddigta waaberiyow, Inanka arooryadow, sidee baad samada uga soo dhacday! Kaagan quruumaha taag yareeyeyow, sidee baa dhulka laguugu riday!

Ishacyaah 14

Ishacyaah 14:10-18