Ishacyaah 13:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal eega, maalinta Rabbigu way imanaysaa iyadoo nac weyn oo ka buuxda cadho iyo xanaaq kulul si dhulka cidla looga dhigo oo dembilayaasha oo dhan dhexdiisa looga baabbi'iyo.

Ishacyaah 13

Ishacyaah 13:1-13