Ishacyaah 13:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, xiddigaha samada iyo ururkooduba ma iftiimi doonaan. Qorraxduna way madoobaan doontaa markii ay soo baxdo, oo dayaxuna ma iftiimi doono.

Ishacyaah 13

Ishacyaah 13:2-13