Ishacyaah 13:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaa la maqlayaa bulxanka dadka badan oo buuraha ka yeedhaya sida dad fara badan! Waxaana la maqlayaa buuqa boqortooyooyinkii quruumaha isa soo wada urursaday! Rabbiga ciidammadu wuxuu soo ururinayaa ciidanka dagaalka.

Ishacyaah 13

Ishacyaah 13:1-5