Ishacyaah 13:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaan amray kuwaygii gooni la iigu dhigay, oo weliba waxaan cadhadayda aawadeed ugu yeedhay kuwayga xoogga badan, waxaana weeye kuwa sarrayntayda ku reyreeya.

Ishacyaah 13

Ishacyaah 13:1-4