Ishacyaah 13:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse halkaas waxaa jiifsan doona dugaagga lamadegaanka, oo guryahoodana waxaa ka buuxsami doona guumeyso, oo waxaa ku hoyan doona gorayo, waxaana ku dhex cayaari doona xayawaan dhogor dheer leh.

Ishacyaah 13

Ishacyaah 13:18-21