Ishacyaah 13:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weligeed innaba lama degi doono oo tan iyo ab ka ab laguma dhex hoyan doono, oo Carabkuna halkaas teendho kama dhisan doono, oo adhijirraduna halkaas adhigooda ma daajin doonaan.

Ishacyaah 13

Ishacyaah 13:10-21