Ishacyaah 11:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo buurtayda quduuska ah oo dhan, waxba kuma yeeli doonaan, waxna kuma baabbi'in doonaan, waayo, dhulka waxaa ka buuxsami doona aqoonta Rabbiga, siday biyuhu badda uga buuxaan.

Ishacyaah 11

Ishacyaah 11:3-13