Ishacyaah 11:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo maalintaas xididka Yesay ayaa dadyowga calan u ahaan doona. Isagay quruumuhu doondooni doonaan, oo rugtiisuna ammaan bay ahaan doontaa.

Ishacyaah 11

Ishacyaah 11:8-16