Ishacyaah 10:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxay ku dhex foororsan doonaan maxaabiista, oo waxay ku dhex dhici doonaan kuwa la layn doono. Hase ahaatee cadhadiisa kama uu sii jeedin, laakiinse gacantiisii weli way fidsan tahay.

Ishacyaah 10

Ishacyaah 10:2-11