Ishacyaah 10:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo bal maxaad samayn doontaan maalinta ciqaabta, iyo wakhtiga baabbi'intu meesha fog ka iman doonto? Bal yaad u magangeli doontaan? Sharaftiinnana xaggee baad kaga tegi doontaan?

Ishacyaah 10

Ishacyaah 10:1-10