Ishacyaah 10:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Miyuu faasku ka faanaa kan isaga wax ku gooya? Minshaartuna miyey iska sii weynaysaa kan iyada ku shaqeeya? Waa sida haddii ulu iska gilgisho kuwa iyada kor u qaada, amase sida hangool kor u qaada kan aan qori ahayn?

Ishacyaah 10

Ishacyaah 10:13-19