Ishacyaah 10:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo gacantayduna waxay maalkii dadka u heshay sidii buul shimbireed oo kale, oo sida loo soo ururiyo ukumo laga tegey ayaan u soo ururiyey dhulka oo dhan, oo lamana arag mid baal dhaqaajiyey, ama afka kala qaaday, amase ciyey.

Ishacyaah 10

Ishacyaah 10:7-18