Ishacyaah 1:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaad gacmihiinna ii soo hoorsataanna indhahayga waan idinka qarinayaa, oo markaad tukasho ku noqnoqataanna idin maqli maayo, waayo, gacmihiinnu waa dhiig miidhan.

Ishacyaah 1

Ishacyaah 1:14-25