Ishacyaah 1:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bilihiinna cusub iyo ciidihiinnaba naftaydu way neceb tahay, waa ii culays, inaan u adkaysto waan ka daalay.

Ishacyaah 1

Ishacyaah 1:4-16