Gabaygii Sulaymaan 4:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bushimahaagu waa sida dun guduudan, Oo afkaaguna waa qurxoon yahay, Oo dhafoorradaada indhashareertaada ku qarsoonuna waa sida xabbad rummaan ah jeexeed.

Gabaygii Sulaymaan 4

Gabaygii Sulaymaan 4:1-5