Gabaygii Sulaymaan 4:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ilkahaaguna waa sida laxo loo xiiray, Oo ka soo baxay meeshii lagu soo maydhay, Oo middood kastaaba mataano dhashay, Oo aan dhexdooda lagu arag mid dhicisay.

Gabaygii Sulaymaan 4

Gabaygii Sulaymaan 4:1-7