Gabaygii Sulaymaan 2:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waa kaa codkii gacaliyahaygu! Bal eega, wuu soo socdaa, Isagoo buuraha korkooda ku soo boodboodaya, oo kuraha dushooda ku faclaynaya.

Gabaygii Sulaymaan 2

Gabaygii Sulaymaan 2:1-13