Gabaygii Sulaymaan 2:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Gabdhaha reer Yeruusaalemow, waxaan idinku dhaarinayaa Cawsha iyo deerada duurka Inaydaan jacayl kicin, ama aydaan toosin Ilaa uu doono.

Gabaygii Sulaymaan 2

Gabaygii Sulaymaan 2:1-8