Gabaygii Sulaymaan 2:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Berduhu midhihiisuu soo bixinayaa, Oo geedaha canabkuna way ubxinayaan, Wayna soo carfayaan. Taan jeclahayay, soo kac, taydan qurxoonay i soo raac.

Gabaygii Sulaymaan 2

Gabaygii Sulaymaan 2:3-16