Gabaygii Sulaymaan 2:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ubaxii dhulkuu ka muuqanayaa, Oo wakhtigii shimbirruhu gabyi jireenna waa la gaadhay, Oo codkii qoolleydana dalkayagaa laga maqlayaa.

Gabaygii Sulaymaan 2

Gabaygii Sulaymaan 2:5-16