Falimaha Rasuullada 7:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo dhaxalna kama uu siin, xataa meel uu cagtiisa dhigo; laakiin wuxuu isaga ka ballanqaaday inuu dalka mulki u siiyo isaga iyo farcankiisa ka dambeeyaba, in kastoo uusan dhal lahayn.

Falimaha Rasuullada 7

Falimaha Rasuullada 7:2-9