Falimaha Rasuullada 7:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu ka soo kacay dalkii reer Kaldayiin oo wuxuu soo degay Haaraan; oo markuu aabbihiis dhintay ayaa Ilaah meeshaas isaga ka soo wareejiyey oo keenay dalkan aad haatan deggan tihiin,

Falimaha Rasuullada 7

Falimaha Rasuullada 7:2-14