Falimaha Rasuullada 7:43 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Weliba waxaad qaadateen taambuuggii Molokh Iyo xiddigtii ilaaha Remfan, Oo ah waxyaalihii aad u samaysateen inaad caabuddaan. Haddaba waxaan idiin kaxayn doonaa Baabuloon shishadeeda.

Falimaha Rasuullada 7

Falimaha Rasuullada 7:41-49