Falimaha Rasuullada 7:42 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin Ilaah baa ka jeestay, oo wuxuu faraha uga qaaday inay u adeegaan guutada samada; sida ay ugu qoran tahay kitaabka nebiyada, Bal reer binu Israa'iilow, afartankii sannadood oo aad cidlada joogteen, Ma anigaad i siiseen xoolo qalan iyo allabaryo?

Falimaha Rasuullada 7

Falimaha Rasuullada 7:38-46