Falimaha Rasuullada 18:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Isaguna la shuqul buu ahaa, sidaas darteed ayuu ula joogay iyagii, wayna shaqeeyeen; waayo, xagga shuqulkooda waxay ahaayeen taambuug-sameeyayaal.

Falimaha Rasuullada 18

Falimaha Rasuullada 18:1-7