Falimaha Rasuullada 18:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Meeshaasna wuxuu ka helay Yuhuudi Akula la odhan jiray, oo reer Bontos ah, oo mar dhow haweenaydiisa Bariskilla kala yimid Itaaliya, maxaa yeelay, Kalawdiyos baa ku amray Yuhuudda oo dhan inay Rooma ka tagaan; wuuna u yimid iyagii.

Falimaha Rasuullada 18

Falimaha Rasuullada 18:1-10