Falimaha Rasuullada 15:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay qoreen oo iyagii la direen warqad leh, Annagoo ah rasuullada iyo walaalaha waayeellada ah waxaannu soo salaamaynaa walaalaha ka mid ah dadka aan Yuhuudda ahayn oo jooga Antiyokh iyo Suuriya iyo Kilikiya.

Falimaha Rasuullada 15

Falimaha Rasuullada 15:21-27