Falimaha Rasuullada 15:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasay la wanaagsanaatay rasuulladii iyo waayeelladii iyo kiniisaddii oo dhan inay iska dhex doortaan niman ay Antiyokh ula diraan Bawlos iyo Barnabas, kuwaas oo ahaa Yuudas oo la odhan jiray Barsabaas iyo Silas oo ahaa niman madax ah walaalaha dhexdooda.

Falimaha Rasuullada 15

Falimaha Rasuullada 15:16-28