Falimaha Rasuullada 12:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kolkuu qabtayna, wuxuu ku riday xabsi, oo u dhiibay afar kooxood oo afar askari ah inay ilaaliyaan, isagoo doonaya inuu Iidda Kormaridda dabadeed dadka u soo saaro.

Falimaha Rasuullada 12

Falimaha Rasuullada 12:1-6