Falimaha Rasuullada 12:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markuu arkay inay ka farxisay Yuhuuddii, ayuu weliba ku daray inuu soo qabto Butros. Maalmahaasna waxay ahaayeen maalmihii Iidda Kibista-aan-khamiirka-lahayn.

Falimaha Rasuullada 12

Falimaha Rasuullada 12:1-8