Falimaha Rasuullada 10:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

markaasuu ku yidhi iyagii, Idinka qudhiinnu waa og tihiin inay xaaraan u tahay nin Yahuudi ah inuu ku darmado ama u dhowaado nin quruun kale ah; hase ahaatee Ilaah baa i tusay inaanan ninna ku sheegin nin xaaraan ah ama aan nadiif ahayn;

Falimaha Rasuullada 10

Falimaha Rasuullada 10:22-33