Efesos 5:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Jacayl ku socda siduu Masiixuba idiin jeclaa, oo uu nafsaddiisii inoogu bixiyey inuu Ilaah u ahaado qurbaan iyo allabari oo uu ahaado caraf udgoon.

Efesos 5

Efesos 5:1-4