Daanyeel 12:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaan anigoo Daanyeel ah wax fiiriyey, oo bal eeg, waxaan arkay laba kale oo taagtaagan, mid wuxuu taagnaa webiga qarkiisa soke, kan kalena wuxuu taagnaa webiga qarkiisa shishe.

Daanyeel 12

Daanyeel 12:1-10