Daanyeel 12:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse adigu Daanyeelow, erayada xidh, kitaabkana shaabadee, ilaa wakhtiga ugu dambaysta. Kuwo badan baa hore iyo dib u roori doona, aqoontuna waa kordhi doontaa.

Daanyeel 12

Daanyeel 12:1-10