Cibraaniyada 7:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, sharcigu niman itaaldaran ayuu wadaaddo sare ka dhigaa, laakiin hadalka dhaarta oo sharciga ka dambeeyey wuxuu ka dhigaa Wiil weligiis kaamil ah.

Cibraaniyada 7

Cibraaniyada 7:27-28