Cibraaniyada 7:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

kan aan u baahnayn inuu maalin walba allabari u bixiyo sida wadaaddadii sare, kolka hore dembiyadiisa aawadood, dabadeedna kuwa dadka aawadood; tan mar keliya ayuu sameeyey markuu isbixiyey.

Cibraaniyada 7

Cibraaniyada 7:21-28