Cibraaniyada 4:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba innagoo leh wadaad sare oo weyn, kan samooyinka sii dhex maray, kaas oo ah Ciisoo Wiilka Ilaah ah, aynu qirashadeenna xajinno.

Cibraaniyada 4

Cibraaniyada 4:12-15