Cibraaniyada 4:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo uun aan hortiisa ka muuqani ma jiro, laakiin wax waliba way qaawan yihiin oo bannaan yihiin indhihiisa hortooda, kan aynu ku tirsan nahay.

Cibraaniyada 4

Cibraaniyada 4:12-15