Cibraaniyada 11:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Nuux oo Ilaah uga digay waxyaalo aan weli la arkin ayaa cabsaday, oo rumaysad buu ku diyaariyey doonni in reerkiisu ku badbaado, sidaasuu dunida u xukumay oo ku noqday mid dhaxla xaqnimada rumaysadka ku timaada.

Cibraaniyada 11

Cibraaniyada 11:1-11