Cibraaniyada 11:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo rumaysadla'aantiis ma suurtowdo in isaga laga farxiyo, taas aawadeed kan Ilaah u yimaadaa waa inuu rumaysto inuu jiro oo uu yahay kan u abaalguda kuwa isaga doondoona.

Cibraaniyada 11

Cibraaniyada 11:1-13