Cibraaniyada 10:30 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, innagu waynu naqaan kan yidhi, Aarsasho anigaa leh; oo waan abaalmarin doonaa. Mar kalena waxaa la yidhi, Rabbigu dadkiisa wuu xukumi doonaa.

Cibraaniyada 10

Cibraaniyada 10:28-39