Cibraaniyada 10:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Taqsiir intee le'eg oo ka sii xun baad u malaynaysaan inuu istaahili doono kii Wiilka Ilaah ku joogjoogsaday, oo dhiigga axdiga oo isaga quduuska lagaga dhigay ku tiriyey wax aan quduus ahayn, oo caayay Ruuxa nimcada?

Cibraaniyada 10

Cibraaniyada 10:24-36