Caamoos 5:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Magaaladii ay kuni ka bixi jireen boqol baa u hadhi doona, oo tii ay boqoli ka bixi jireenna toban baa dadka Israa'iil u hadhi doona.

Caamoos 5

Caamoos 5:1-13