Caamoos 5:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bikradda ah dalka Israa'iil waa dhacday, oo mar dambena ma sara joogsan doonto. Dalkeedii ayaa lagu dayriyey, oo qof kor u qaada lama arko.

Caamoos 5

Caamoos 5:1-9