Boqorradii Labaad 8:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Axasyaah markuu boqor noqday wuxuu jiray laba iyo labaatan sannadood, oo sannad ayuu Yeruusaalem boqor ka ahaa. Hooyadiisna magaceeda waxaa la odhan jiray Catalyaah, oo waxay ahayd ina Coomrii oo ahaa boqorkii dalka Israa'iil.

Boqorradii Labaad 8

Boqorradii Labaad 8:16-29